Wasaaradda Shaqo-galinta iyo Arimaha Qoyska Somaliland oo Raashin U qaybisay dad Baahan

Hargeysa – (warsoor) – Wasaaradda Shaqo-galinta iyo Arimaha Qoyska ee Somaliland ayaan 50 qoys gaadhsiisay raashin mucaawino ah oo loogu talo-galay in ay qoysaskaasi danyarta ahi isticmaalaan muddo bil ah.

Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi Md. Cabdirashiid Ibraahin Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay xukuumaddo wado dadaalo ay mucaawino ugu fidinayso dadka baahan xiliga lagu jiro xaaladda xanuunka Covid19.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee agaasimaha: