Hargeysa – (warsoor) – Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland ayaa hambalyo u dirtay guddoomiyaha Shirkadda Telesom oo ku guulaystay Abaal-marinta hogaamiyaha ugu wanaagsan Isgaadhsiinta Teknoolajiyadda Afrika ee 2018.
Halkan ka akhriso war-saxaafadeedka Wasaaradda:
This post is also available in:
Somali