Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ka digtay Qaadka Ka Yimaada Dalka Yeman

Hargeysa – (warsoor) – Wasaaradda caafimaadka ayaa maanta shaacisay in dalka laga joojiyey qaadka ka iman jiray mudooyinkan dambe dalka Yeman, ka dib markii dalkaasi uu ka dilaacay xanuunka halista badan ee daacuunka.

Shir jaraa’id oo ay maanta si wadda jir ah u qabteen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye iyo Agaasimaha Waaxda caafimaadka guud ayaa warbaahinta u sheegay sababta ay wasaaraddu u soo saartay go’aankan.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.