Wasaaradda Amniga ayaa guddi u saartay dhacdadii garoonka Aadan Cadde

Wasiirka Amniga Gudaha oo fulinaya amarkii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Roooble ayaa guddi baaritaan u saaray dhacdadii ka dhacday garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Warqadda hoose ka aqriso:

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap