Wasaarada Cadaalada Somaliland oo laashay ruqsadaha Nootaayooyinka Qaarkood

Hargeysa – (warsoor) – Wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa laashay ruqsadaha 7 Nootaayoo oo ka hawlgala Goboladda Maroodi-jeex iyo Awdal.

Wasaaradda Cadaaladda ayaa fartay 7 nootaayo inay wixii dhokumanti ay hayaan ku wareejiyaan agaasimaha waaxda Cadaaladda.

Halkan ka akhriso wareegtada: