Wareegii Koowaad ee Doorashadda Soomaaliya Oo Dhamaaday iyo Musharaxiinta Soo Baxay

Muqdisho –(warsoor) – Waxaa goor dhawayd soo gabo-gaboobay wareegii koowaad ee doorashadda madaxweynaha Soomaaliya, waxaana soo baxay 4 musharax.

Doorashaddan oo cabaaro 11 maalinimo bilaabantay, waxaana ku tartamaayey 21 musharaxa, waxaana u codaynaayey 328 xildhibaan oo ka kooban laba aqal ee Soomaaliya.

Natiijadda doorashadda oo uu ku dhawaaqay gudoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxamud uu helay 87 cod, Maxamed Cabdullaahi Faraamjo oo helay 72, Shariif Sheekh Axmed oo helay 49 cod iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo helay 37 cod.

Doorashaddan ayaa hadda la galayaa in loo tartamo wareega labaad oo ay u tartamayaan saddexdan xildhibaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.