War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynihii Loo Shaqeeyeyaasha Somaliland

HARGEYSA – (WARSOOR) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha bulshada Iyo Qoyska Somaliland Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa si rasmi ah u soo xidhey Shirweynaha loo shaqeeyayaasha “Somaliland employers conference” oo muddo laba maalmood ah ka socday Magaalada Hargeysa

Shirweynahan oo lagaga wadda Hadlay xeerka Shaqaalaha rayidka ah, kaalinta loo shaqeeyayaasha, siyaasaddaha lagu hagayo arrimaha shaqaalaha Iyo loo shaqeeyayaasha.

Halkan ka akhriso Qodobadda ka Soo Baxay shirka Loo Shaqeeyayaasha Oo Maanta si Rasmi ah u Soo gabagoobey.