Wakiiladda Oo Aqlibiyad Ku Ogolaaday Wasiir Xigeenkii Gashaan-dhiga ee Madaxweynuhu uu Ka Dhexdoortay Dhalinyaradda Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Fadhigii ay saaka yeeshen golaha wakiilada Somaliland  ayaa waxaa ay ku ansixiyeen wasiir, wasiir ku xigeeno  iyo gudoomiye ku xigeenka haayada  shaqaalaha Somaliland.

Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo shir gudoominayey  fadhiga saaka ayaa waxaa ka soo xaadiray fadhiga  50 xildhibaan waxaana ay xildhibaanadu mid mid u ansxiyeen masuulyintaas.

wasiir_ku-xigeenka_Arimaha_Gudaha

Wasiir xigeenka Cusub ee Gashaandhiga loo magaacabay ee uu kadhex cugtay Dhalinyaradda Madaxweyne Siilaanyo Maxamud Amiir Warsame ayaa kamid ah Xubnahan hor yimi wakaalida waxana masuulka Da’da yar Cod aqlibiyad ugu codeeyay 48 Oo kamid ah 50 shirkaasi fadhiyay 1-mudane ayaa ka aamusay Gudomiye xigeenkuna muu Codaynin.

Mr Maxamud Amiir Warsame ayaa noqonaya Wasiir xigeenka rasmiga ee wasaaradda gaashaandhiga qaranka Somaliland, oo uu dhowaan madaxweyne Siilaanyo u magacaabay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.