Waajibka Inaga Saaran Muslimnimada Shacab Iyo Dawladba” Sh Barbaraawi

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi ayaa khudbadii Jimcaha ku soo qaatay sida ay diintu u tahay nasiixo. Sheekh ayaa khudbadan kaga hadlayaa in daacad loo noqodo Ilaahay, in Ilaahay kitaabkiisa daacad loo noqodo.

Halkan ka daawo khudbadan: