Taliyaha Booliska Gobolka Togdheer oo Ka Hadlay Maandooriye Loo Dhintay loona Dhaawacmay

Burco – (warsoor) – Taliyaha Bilayska Gobolka Togdheer Gaashaanle Cabdi Muuse Cabdilaahi ayaa ka warbixiyey Laba Nin Oo isticmaalay Waxyaabo Maandooriyeyaal ah oo La isku dar daray, taasi oo sababtay in hal nin u dhintay halka nin kalena u dhawac khatar ahi uu soo gaadhay oo la dhigay Cisbitalka weyn ee Magalada Burco.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay dagalka sahamiye news:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.