Tageerayaasha Musharax Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Oo u Diyaar-garoobaya Soo Dhawaynta Musharaxa ee Boorama

Borama – (warsoor) –  Iyada Oo Maalinta Bari ah ay Magaalada Borama Ee Xarunta G.Awdal ay Ku soo Wajahan Yihiin Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi ayaa soo dhaweynta Masuuliyiintaasi si weyn looga dareemaya magaalooyinka dila iyo borama.

amb-maxamed-cali

Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi ayaa Soo dhaweyn balaadhan loogu samayn doono inta uu dhaxaysa hargaysa iyo borama iyada oo ayna halkaasi ku sugayaan tageerayaasha amb.Maxamed Cali Aw-cabdi.

Xubin Ka Mida Gudida Qabanqaabada Soo dhaweynta Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Iy Waftiga Uu Hogaaminayo oo Shabakada La Soo Xidhiidhay ayaa sheegay in si weyn loogu diyaargalooway soo dhaweynta waftigaasi isaga oo uu sheegay in ugu danbeynta la iskugu soo biyo shubanayo magaalada borama iyada oo meel fagaare ah ay tageerayaashaasi ay kala hadli doonan masuuliyiintu.

Maalmihii Ugu Danbeyey Waxa Magaalada Borama Hadheeyey Boorarka Iyo Istiigarada ay ku xardhan yihiin sawirka Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi iyo waftiga uu hogaaminayo oo ku nabnaa gadiidka iyo wadooyinka waa weyn ee Magaalada borama Iyo Dila.

Si Kastaba ahaate Soo dhaweynta Maalinta Bari ah Loo samaynayo waftiga Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi ayaa si weyn shacabku ugu diyaargaloween iyaga oo sheegay in ay sugi kari laayihiin soo dhaweynta maalinta bari loo samaynayo amb.Maxamed Cali Aw-cabdi.

ENG.MAHAMED SHARBI YARE

BORAMA/AWDAL.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.