Somaliland oo Joojinaysa in Dalka Lagu Isticmaalo Domainka So

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Prof. Cabdibdiweli Sheekh Cabdilaahi ayaa sheegay in dhawaan Somaliland aan lagu isticmaali doonin domainka So.

Wasiirka ayaa sheegay in ay ku wargeliyeen shirkadaha Isgaadhsiinta in ay joojiyaan adeegaasi. Waxaaanu sheegay wasiirku in isticmaalka domainkaasi uu qaranimadda Somaliland meelkadhac ku yahay.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.