Xukuumadda Somaliland oo ka hadhashay duufaano Somaliland ku soo fool leh

Hargeys – (warsoor) – guddoomiyaha hayadda ka hortaga aafooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay inay dalka ay ku soo fool leeyihiin duufaan roob waddata.

Md. Faysal Cali Sheekh oo maanta xafiiskiia ku qabtay shir jaraaid ayaa sheegay in duufaantani ay ku soo beegan tahay gobolka Sanaag maalinimadda Axadda.

Halkan ka daawo shirka jaraaid ee guddoomiyaha oo aanu ka soo xiganay Star Tv:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.