Xukuumadda Somaliland oo Heshiis Rasmi ah La Saxeexatay Imaaraadka Carabta

Hargeysa – (warsoor) – Xukuumadda Somaliland ayaa heshiis rasmi ah la saxeexatay dawladda Imaaraadka Carabta, heshiiskan oo ka kooban todoba qodob.

Heshiishkan waxaa Somaliland u saxeexay wasiirka Arimaha dibadda Somaliland Dr, Sacad Cali Shire waxaana goobjoog ka ahaaa madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylic, dhawr wasiir, gudoomiyaha xisbiga UCID iyo safiirka Somaliland u fadhiya imaaraadka Carabta.

Halkan ka daawo qodobadda heshiiska oo akhrinaayo wasiir Sacad Cali Shire:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.