Xubno Sheegana Inay Matalayaala Somaliland oo Lagu Doortay Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) – Waxaa magaaladda Muqdisho ka bilaabmay doorashadda la sheegayo in goboladda waqooyi ay qayb ka yihiim dawladda federaalka ee Soomaaliya, waxaana doorashadda la sheegay in ka socoto muqidhso.

Doorashaddan waxaa ilaa hadda la doortay lix xubnood oo uu ku jirto Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte.

doorashada

Lixda xubnood ee ilaa hadda la doortay waxaa ka mid ah:

  1. Maxamed Cumar Carte
  2. Cabdirixmaan Ducaale Bayle
  3. Caasho Maxamuud Cumar (Koos)
  4. Yurub Axmed Raabi
  5. Maxamed Ibraahim Cabdi
  6. Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe)

Doorashaddan ayaa sii socon doonto tan iyo inta laga dooran doono 46 xildhibaan oo aqalka hoose ah iyo 11 xildhibaan oo aqalka sare ah.

ccc-511x400

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.