Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Xisbiga Waddani Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Germany

Bayern Munich – (warsoor) – Gudoomiyaha Dalka germany ee Xisbiga Waddani Md.Xasan Faarax Xirsi(Xasan Mataan) iyo Masuulyiinta Laanta Bayern Munich ee Xisbiga Waddani oo si weyn usoodhaweeyey wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Xoghayaha Arimaha Dibeda ee Xisbiga Waddani Dr Mohamed Cismaan Fadal oo labadii todobaad ee udanbeeyey safaro Diblimaasiyadeed ku gaalaa bixinayey qaar kamida wadamada Qaarada yurub kaasoo saakana u kicitimay Kopenhagen Denmark ugana sii gudbidoona Sweden hadii Alle yidhaa.

Kulankaa Xoghayaha iyo waftigiisu laqaateen hogaanka laanta germany wuxuu kusaabsanaa Xogwaran iyo isxaal waraysi kusaabsan dardar gelinta hawlaha xisbiga iyo sidii laamaha dibedu uga qayb qaadan lahaayeen siyaasada Xisbiga ee Arimaha dibeda iyo xaalada cakiran ee dalka kujiro haday tahay Masiibada Abaarta, Asixir bararka iyo ka hadalka musuq maasaqa iyo maamul xumada iyo boobka bahal nimada ah ee ay udanbaysay saldhiga mileteri ee sifaha sharci darada ah golayaasha lagaga ansaxiyey.

Taasoo Xisbigu Waddani go,aan cadka istaagay in laga hortago dhibaatooyinka uu dalka iyo dadka u horseedikaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.