Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Ilaaliso Xidhiidhka ay La leedahay Dalalka Carabta iyo maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Itoobiya

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo maanta warbaahinta u soo bandhigay war-murtiyeed xisbigu soo saaray ayaa xukuumadda ugu baaqeen inay ilaaliso xidhiidhka ay la leedahay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Itoobiya iyo dalalka Carabta.

Halkan ka daawo ama ka akhriso war-murtiyeedka xisbiga WADDANI:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.