Xisbiga WADDANI Oo Eedaymo U Jeediyay Wasaaradda Waxbarashada, Laba Xubnood Oo Madasha Ka Tirsan Iyo Hoggaanka KULMIYE

Hargeysa – ( warsoor) – Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa eedaymo u jeediyay dhinacyo been abuur ka sameeyay Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo laga faa’fiyay in dood lagu casuumay.

Kaaliyaha Saxaafadda Murashaxa WADDANI Muniir Axmed Cigaal oo war-baahinya la hadlayay ayaa arrimahaas ka hadlay.

Hoos ka DAAWO.

https://www.youtube.com/watch?v=JffZDi1H4fc&feature=youtu.be

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.