Xiliga Doorashada Madaxweynaha oo la go’aamiyay

Muqdisho – (warsoor) – Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay dhaceyso 8-Bisha February ee sanadkaan 2017-ka.

Guddiga ayaa soo saaray qoraal cadeynaya wadada loo marayo Doorashada Doorashada madaxweynaha.

January 26-29, 2017: Waxaa bilaabanaysa diiwaangelinta murashaxiinta.

January 31, 2017: Murashaxiinta Dood Wadaag

February 2-5 2017:  Khudbad jeedinta murashaxiinta madaxweynaha

February 8, 2017:  Waxaa dhaceysa doorashada Madaxweynaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.