Xildhibbaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Gaashaanka u Daruuray Saldhiga Milatari ee Imaaraadku Ka Sameysanaayo Berbera

Hargeysa – (warsoor) – Xildhibbaano ka tirsan aqalka Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa si adag gaashaanka ugu daruuray saldhiga Milatari ee dawladda Imaaraadku ay ka sameysanayso magaalada Berbera, waxaana ay tilmaameen in saldhigaasi uu khatar ku yahay qaranimada Somaliland.

Xildhibbaanadan oo kala ah Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyaanle, Xildhibbaan Tukaale iyo Xildhibbaan Cali Xaaji

Halkan ka daawo Shirka jaraa’id ee Xildhibaanadda:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.