Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga dib u eegista Dastuur

Muqdisho – (warsoor) –  Xildhibaanada Aqalka sare ayaa kulan ay maanta yeesheen waxay warbixin seddax biloodle ah kaga dhageysteen Guddiga dib u eegista dastuur ee Labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka sare Senator Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari),waxayna guddiga dib u eegista dastuurka halkaasi ku soo bandhigeen warbixino muujinayay waxqabadkooda seddexdii bilood ee la soo dhaafay.

Sidoo kale,Xildhibaanada Aqalka sare ayaa waxay kulan ay ku weyneynayeen u sameeyeen Senator Cismaan Maxamuud Dufle oo abaal marin uu ku muteystay sida uu shacabka Soomaaliyeed u garab istaagay lagu soo siiyay dalka Swizerland.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.