Xeer ilaaliyaha Soomaaliya oo sheegay inay Hindiya kala hadleen Dhallinyaro Xidhan

Muqdisho – (warsoor) – Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inay Dowladda Hindiya ay kala hadleen sidii dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xidhan dalkaasi loogu soo celin lahaa Soomaaliya si loogu Maxkamadeeyo.

xeer_ilaaliyaha_guud_ee_soomaaliya

Dr. Axmed Cali ayaa sheegay inay da’yartani xaq u leeyihiin in maxkamad lagu saaro dalkooda hooyo, balse ayan dowladda Hindiya xaq u lahayn iney ka gaadho go’aan kama dambays ah dembiyada loo haysto.

Hadalka Xeer ilaaliyaha guud ee  Soomaaliya, ayaa ku soo beegmay xilli ay dhowaan soo baxeen warar sheegaya in 50 Dhallin yaro Soomaaliyeed ah oo ku jira jeelasha Hindiya lagu xukumayo dil, markii ay xukuumadda New Delhi ku eedeeysay Burcad badeednimo.

Xigasho:

SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.