Wefti uu Hogamainaayey wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo U Safray Imaaraadka Carabta

Hargeysa – (warsoor) – Wefti uu hoggaaminaayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudnae Maxamed Xaashi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Amb. Baashe Cawil Cumar iyo Amb. Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), ayaa subaxnimadii hore ee saaka u amba baxay Imaaraadka Carabta, halkaasi oo ay u tageen hawlo shaqo oo la xidhiidha heshiiskii Dekeda Berbera ee DP World.

Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyadda ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeeddada safarka weftiga wasiirka iyo hawlaha ay u baxeen masuuliyiintani.

Halkan ka daawo shirkan jaraa’id:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.