Wefti Uu Hogaaminaayey wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo Safar Shaqo Saaka Kaga Soo Noqday Dalka Itoobiya

Hargeysa – (warsoor) – Waxaa saaka madaarka Hargeysa shir jaraa’id ku qabtay xubno ka mid ah golaha wasiiradda Somaliland oo uu hogaaminaayey wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, waxaanu ka warbixiyey kulan ay la yeesheen Ra’iisal wasaaraha Itoobiya.

Wasiir Sacad oo ay Shirkan jaraa’id ku wehelinaayey Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi, Wasiirka Duulista Farxaan Aadan Haybe iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Imaaraadka Carabta Baashe. Dr. Sacad ayaa sheegay in kulankii ay la yeesheen Ra’iisal wasaaraha uu ku wehelinaayey Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi iyo xubno kale oo xisbiga iyo xukuumadda ka tirsan.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee wasiirka:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.