Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo Soo Dhaweeyey Heshiis ay Jaamacadda Alpha La Gashay Jaamacad Laga Leeyahay Dalka Maleeshiya

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada Waxbarshada somaliland Cabdilahi Ibrahim Habane ayaa arbacaddii ka qayb-galay heshiis ay kala saxeexdeen labada jaamacadood ALPHA  university iyo LINOCL unversity oo dalkaasi Malaysia  fadhigeedu yahay.

wasirka-waxbarashadda

Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashaddda Somaliland ay soo dhawaynayso iskaashigan ay kala saxeexdeen labadan Jaamacadda, waxanu sheegay in horumarka dalka qayb ka qaadanayso waxbarashaddun ay ku wanaagsanaanayso.

Wasiirka ayaa sidoo kale u soo jeediyey shacabka inay u hogaansamaan shuuruucda iyo siyaasadah ay dawladdu dalka ku maamulayso.

Halkan ka daawo warkaasi oo aanu ka soo xiganay channel-ka Somaliland News Agency:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.