Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo lagu Soodhaweyey Gobolka Hawd

Bali-gubadle – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye  oo safar shaqo ku Maraya Gobolka Hawd ayaa Soo Kormeeray Goobo ay ka mid yihiin Jeelka iyo Maxakamada Gobol Degmo ee Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta  Gobolka Hawd.

 Halkan ka DAAWO Muuqaalka Warkan:

Maxamed Jiciir Aw-Axmed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.