Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Maamulka Gobolka Gabiley Ku Wareejiyay Saacado Qodaalka Beeraha Ah

Gabiley – (warsoor) – Wasiirka Beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed ayaa maanta  Saacado Qodaal beeraad ah ku wareejiyey maamulka gobolka Gabiley, si beeraha loogu qodo dadka beerladayda ee deegaankaasi.

Halkan ka daawo warkan:

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.