Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cambaareeyey Laanta Afka Somaliland ee BBC-da

Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka Xukuumadda Somaliland ahna Wasiirka Warfaafinta iyo wacyi-galinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani  ayaa maanta cambaarayn u soo jeediyey laanta afka Somaliland ee BBC-da.

Wasiirka ayaa sheegay in laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ay caadaysatay in ay faafiso wararka iyo dacaayado ka dhan ah Somaliland, sidoo kalena markasta oo ay dood soo qaban-qaabiso ay doodaasi dhex dhigto dad Somaliland qaranimadeeda cadow ku ah.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Wasiir Cadaani:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.