Wasiirka Duulista Somaliland Oo Ka Hadlay warar sheegaya In Somaliland Saldhig Milatari Siisay Imaaraadka Carabta

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Duulista Somaliland Md. Farxaan ayaa ka hadlay warar sheegaya in xukuumadda Somaliland ay dawladda imaaraadka la gashay heshiis ay saldhig milatari ku siisay dawladda imaaraadka Carabta.

Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ka dib markii ay warkaasi baahiyeen wargeysyadda Geeska Africa iyo ogaal.

Wasiirka duulista Somaliland Md. Farxaan ayaan sheegay in warkaasi qaybna ay wax ka jiraan, qaybina ay been tahay.

Halkan ka daawo sida uu wasiir Farxaan uganhadlay heshiiska dhex maray Somaliland iyo Imaaraadka iyo Somaliland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.