Wasiirka Duulista Hawadda Somaliland oo La Kulmay Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaadhsiinta Dawladda Itoobiya

Itoobiya – (warsoor) – Wasiirka Duulista Hawadda Somaliland ayaa safar shaqo u tagay dalka Itoobiya waxaanu halkaasi kula kulmay Wasiirka Gaadiidka, Isgaadhsiinta ee dawladda Federaalka Itoobiya waxaanay ka wadda hadleen xidhiidhka labadda dal.

Wasiirka Duulista Somaliland Md. Cumar Sh. Maxamed Faarax ayaa dalka Itoobiya u tagay sidii uu u xoojin lahaa xidhiidhka u dhexeeya labada dawladda ee dhinacyadda duulimaadyadda, isku socdka iyo mashruuca waddada Isku xidha Itoobiya iyo magaaladda Berbera.

Halkan ka daawo warkaasi oo faahfaahsan oo aanu ka soo xiganay Channelka Somaliland News Agency:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.