Wasiirka Diinta Awqaafta Somaliland  Oo Ka Jawaabay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Baahiyey

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilahi Axmed ayaa maanta beeniney weerar laga baahiyey oo lagu sheegay in wasiirka Diinta iyo wasiiro kale oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ay madaarka cigaal kula kulmeen siyaasiyiin xukuumadda Soomaaliya ka tirsan.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa sheegay in la buunbuuniyey war aan jiray, wasiirka diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil ayaa sheegay in maalinimadii Khamiista uu madaarka Cigaal International u tagay si u sii sagootiyo xujaajta Somaliland oo qaarkood ka soo dhoofaayey madaarka, waxaanu halkaasi si kadis ah kula kulmay xubno ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya oo duulimaad transit ah ku maraayey.

Warbaahinta ayaa heshay muqaalo muujinaaya wasiirka diinta iyo awqaafta ku salamaaya xubno ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya qofka VIP-da ee madaarka Cigaal International:

Halkan ka daawo shirka jaraa’iid ee Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.