Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Qiray Inay Duqayn Diyaaradeed Loo Gaystay Magaaladd Oodweyne

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamud Faratoon ayaa sheegay inay jirto in diyaarad aan la garaynin ay duqayn ka gaystay  deegaanka gobolka daadmadheedh, inkastoo ay duqayntaasi aanay ciddina waxba  ku noqon.

Wasiirka oo maanta ay warbaahintu su’aalo waydiiyeen ka dib markii uu ka soo baxay xarunta golaha wakiiladda Somaliland ayaa sidoo kale sheegay in jirto diyaarad aan iyana la garanaynin cidda leh oo soo cago dhigatay deegaanka Saylac.

Wasiirka ayaa sheegay in lagu jido baadhitaano, waxaanu sheegay in la hawl-galiyey ciidamada Somaliland si ay ula socdaan diyaaradaha ku soo xad-gudbaya xuduudka Somaliland.

Halkan ka daawo warkaasi oo aanu ka soo xiganay channelka:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.