Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo Ka Hadlay Xaaladda Gabadhii Soomaaliyeed Ee Isku Gubtay Xeero Nauru ee Austria

Muqdisho – (warsoor) – Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Md. Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa waraysi uu maanta siiyey idaacadda VOA-da waxaa uu ka sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay kala xidhiidhay dawladda Austria xaaladda gabadhan yar ee iskugubtay.

Wasiirka ayaa sheegay inay la socdaa wararka gabadhan Yare ee Soomaaliyeed ee isku gubtay xero xaqooti oo ku talaada dalka Austria, wasiirka ayaa xaaladda gabadha sheegay inay hadda fiican tahay.

Wasiirka oo ka hadlaya waxa uu kala socda gabadhan yar xaalkeeda ayaa yidhi, “Waa la soconaa gabar 21 jir ah oo is gubtay, si ay u tusto dareenka dadka Soomaaliyeed iyo dadka kale ee qaxootiga ee dhegaha laga xirtay, dowladda Soomaaliya waa la socotaa in Australia ay diiday in qaxooti dalkeeda soo galaan”.

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa baaq u diray shacbiga Soomaaliyeed ee magan-galyo doonka ah ee ku jira xeryaha xaqootiga ee waddamada Yurub in aanay nafahooda halis galin.

Wasiir_cabdisalaan_hadliye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.