Wasaaradda Maaliyadda Somaliland iyo Jaamacadda Hargeysa oo Wadda Saxeexday Heshiis Lagu Tayeynayo Aqoonta Xisaabiyaasha W.Maaliyada

Hargeysa – (warsoor) – Waxaa maanta magaaladda Hargeysa heshiis lagu tayeynayo aqoonta shaqaalaha ka hawl-gala wasaaradda maaliyadda wadda sadeexday wasaaradda iyo Jaamacada Hargeysa, barnaamijkan oo ay maal-galinayso Baanka Aduunka.

Heshiiskan ayaa markii la soo gabo-gabeeyey waxaa warbaahinta si wadda jir ah ula hadlay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi iyo gudoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse, waxaanay ka hadleen heshiiskan dhex maray iyo faa’iidada ay ka heli doonaan shaqaalaha wasaaradda Maaliyadda ee ka qayb-gali doono aqoon-koradhsiga barnaamijkan.

Halkan ka daawo warka heshiiska oo aanu ka soo xignay wakaaladda SOLNA:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.