Wasaaradda Gaadiidka Somaliland oo soo saartay Amaro Cusub

Hargeysa – (warsoor) – Wasaaradda Gaadiidka iyo ahorumarinta Waddooyinka Somaliland ayaa maanta soo saartay ammaro ay ku mabnuucayso in dalka la keeno baabuurta dadweynaha ee dhinaca bidix ku leh albaabka.

Amarkan ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Wadooyinka Somaliland ayaa lagu shaaciyey wareegto ka soo baxday wasaaradaasi oo uu ku saxeexan yahay Wasiir Cabdilaahi Abokor.

Wareegtadan ayaa sidoo kale lagu mabnuucay in dalka aanay soo gali karin baabuurta aan lahayn taarkadda Somaliland.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.