Wasaaradda Gaadiidka Badda oo soo saartay digniin

Muqdisho – (warsoor) – Maamulka Wasaarradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda ayaa shalay soo saaray dignin ku socota ganacsatada oo la xidhiidhtay in la gaadhay xilligii badxidhanka oo la filayo in ay sii hiraan illaa bisha Setembar.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur) oo la hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa  sheegay in la gaadhay xilligii bad xidhanka, isla markaana loo baahan yahay in maraakiibta iyo doonyaha culeyskoodu ka yar yahay ka 1200 MT ilaa 1500mt  aysan isticmaalin baddaha maadama xilliyadan oo kale ay jiraan mowjado iyo dabeeylo xoogan.

Agaasimaha Guud ayaa ka dalbay ganacsatada in ay ganacsigooda ku soo rartaan maraakiibta waaweyn si iyagoo badqab ah ay u soo gaaraan dekedaha dalka.

Xigasho: sonna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.