Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Gudoontay WHO Deeq Daawooyin ah ka

Hargeysa – (warsoor) —Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa maanta  La Wareegay Diyaarad Daawooyin Ah Oo Ay Keentay Hay’ada WHO Oo Kasoo Jawaabtay Codsigii Wasaaradu Ugudbisay Hay’daha Lashaqeeya Wasaarada Caafimaadka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.