Wafti U Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Oo Kormeer Ku Soo Maray Degmada Laasgeel

Hargeysa – (warsoor) – afti U Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Mudane Cumar Shacayb Maxamed  Oo Kormeer Ku Soo Maray Degmada Laasgeel Iyo Tulooyinka Hoos Yimaada,Weftigaas Oo ay Ku Wehelinayaan Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha Cali Maxamed Cilmi iyo Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Maroodi Jeex Mudane Rashiid Gudoomiyaha Gudoomiyaha Degmada Laasgeel Mustafe Jebiye iyo Xoghayaha Degmada Laasgeel Mudane Suudi  Bariga Maraykanka Xisbiga Kulmiye Nura Axmed Waris Iyo Xubin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Marwo Muna Ismaciil Joogdheere, Guud ahaan Waftiga U Hogaaminayey Mudane Cumar shacayb ayaa Ugu Baaqay In Kaadhka La qaato Intaanay Xidhmin Goobaha Madama Ay Tahay Manta Ku Egtahay Shantii Maalmood.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.