Wadaado Soomaali Shiici ah oo Hablihii Nabiga CSW Dafiray Inuu Nabigu Dhalay

Sheekh Axmed Wali oo ah Sheekh dhalinyaro ah ayaa muddooyinkan dambe u istaagay inuu daaha ka faydo beenta wadaado yaryar oo shiico Soomaali ahi ay baraha bulshadda ku fidiyaan, kuwaasi oo soo cabay sunta shiicada ee 12 layda ah.

Halkan ka daawo mid ka mid ah xalqaddii uu dambaysay ee Sheekh Axmed nimankaa jahligooda iyo beentooda uu daaha kaga faydayo.