“WADDANI Waxaan leeyahay Odayga aan Wada ilaashano, garan maayo waxaad u habaaraysaan” Muuse Biixi

Burco – (warsoor) – Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer isaga oo Xisbiyada Mucaaradka ah uga digay inaanay siyaasada ka dayin caafimaadka Madaxweynaha.
Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.