Ururka Shaybaadhayaasha Somaliland oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland

Hargeysa – (warsoor)  Ururka Shaybaadhayaasha Somaliland ayaa shahaado sharaf ku maamuusay taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan. Ururka ayaa taliyaha ku amanaay kaalinta ay ciidamada booliska Somaliland kaga jiraan amaanka dalka.

Halkan ka daawo warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=0fs11tvn3Jo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.