Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga

Hargeysa – (warsoor) – Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan madaxda ugu saraysa Ciidanka Qaranka, ayaa casuumad hadhimo sharafeed ah u sameeyey wasiirka gaashaandhiga JSL Cabdiqani Maxamuud Caateeye(Fariid) oo ay weheli yaan madax ka socota wasaaradda Gaashaandhiga iyo maxkamada ciidamada.

Hadhimo sharafeedkani ayaa ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimaya ayaa u jeed keedu daaranaa sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta buuxda ee ka dhaxaysa wasaaradda gaashaandhiga iyo waliba taliska ciidanka qaranka JSL.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.