Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo digniino soo saaray

Muqdisho – (warsoor) – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan oo shirjaraa’id uu ku qabtay magalada muqdisho oo ay garba joogeen Sarkiil ka tirsan Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed saray Amar ah inaan la dhisan kariirn dhulka ay leeyinhiin Ciidanka Asluubta.

Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan ayaa xusaya in madama ay dhulka u baahanyiin Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la doonayo in lagu Xananaeeyo maxbiista Soomaaliyeed darteed aan la dhisankarin dhulalkaasi.

Taliyaha Ciidanak Asluubta Soomaaliyeed Cusmaan ayaa uga digay dadka in ay ka hantiidooda ku lumiyaan dhulka danta guud oo ay leeyihiin Ciidanka Asluubta,shaqsiyaadka doonayo in ay dhistaan dhulka Ciidanka Asluubta islmarkan ka wantooban.

Wuxuu intaasi ku daray Sareyo Gaas Xuseen Xasan cusmaan in 23 apriir digniin u jeediyay shaqsiyaad ku hoowlanaa dhisida dhulka Ciidanlka Asluubta oo kabiga uu ku haayo Isbitalka keysaney ee degmada karaan ee magaalada Muqdisho.

Muddooyinkii ugu dambeyeey ayaa waxaa jirtay dad isku dayay in ay dhistaan dhulka danta guud oo ay leedahay Dowladda Soomaaliya,waxaana jirta dad badan oo laga saaray dhul ay si sharci daro ah ku dhisteen.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.