Siyaasiyiinta Somaliland Ka Soo Jeeda oo Qaadacay Saamiga Laga Siiyey Golaha Sare ee Dawladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Siyaasiyiinta iyo Salaadiinta ka gooystay Somaliland ee ka tirsan dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ku gacansaydhay saamiga laga siiyey goboladda Waqooyiga golaha sare ee loo samaynaayo dawladda federaalka Soomaaliya.

Siyaasiyiintan iyo salaadiinta ayaa ka kooban Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, 5 wasiir, 6 xildhibaan, 19 suldaan iyo hal Chief caaqil, waxaanay sheegeen in saamiga laga siiyey goboladda waqooyiga ay tahay cadaalad daro, waxaanay si weyn uga qayliyeen in Somaliland oo 5 gobol ka kooban iyo Puntland oo laba gobol iyo badh ka kooban la siiyey saami isku mid ah oo dhan 11 xubnood.

War-murtiyeedkan ay soo saareen Siyaasiyiinta iyo salaadiintan sheegta in ay matalayaan shacbiga iyo dawladda Somaliland ayaa sidan u dhigay bayaankooda:

mar-murtiyeed mar-murtiyeed2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.