Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Si Rasmi ah Ugu Biiray Xisbiga KULMIYE

Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa shaaciyey inuu si rasmi ah ugu biiray xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, ka dib markii uu muddo waddahadalo la furay xisbiyadda KULMIYE iyo WADDANI.

Jamaal Cali Xuseen ayaa in muddo ah khilaaf dhaba-dheeraaday uu soo kala dhex maray xisbigii UCID oo uu ku soo biiray 2012. Xisbigaasi oo har u caleemo saaray inuu u yahay Musharaxa madaxweynaha, balse markii dambe shir aan caadi ahayn oo ay qabsateen kaga takhalusay musharaxnimadiisii.

Si kastaba ahaatee, Jamaal Cali Xuseen ayaa ugu dambayntii isugu biyo shubtay inuu ku biiro xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE.

Halkan ka daawo Jamaal oo ka hadlayaa ku biiristiisa xisbiga KULMIYE:

https://youtu.be/qyxv3ovKi7c

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.