Sidee buu Maxamed Saalax Isagoo dufaaca u noqday Weerar yahan?

Weeraryahanka Liverpool ee Maxamed Saalax wuxuu markasta si dhakhso uu helaayey kaalin wanaagsan sida uu sheegay tababarihiisa akadeemiyada El Shishiny oo sheegay inuu ka soo dhaqaaqay difaaca gaadheyna weeraryahan.

Tababara akadeemiyada El Mokawloon ee magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa sheegay in ciyaaryahankii uu ku bilaabay ciyaaraha difaaca balse uu sheegay markii uu arkay awooda weerar ee uu leeyahay uu geeyey kaalinta weerarka sidaana uu ku noqday weeraryahay ku fiican weerarka.

Maxamed Saalax ayaa xirfadda kubadda u sameyey naf-hurida, waxaan maalin kasta 4 km uga soo safari jiray magaalada Qaahir si uu u waddato xirfadda ciyaaraha ee kubadda cagta.