Sida Masiixiyiintu u taxriifiyeen magaca Alle! & Jawaabta La Siiyey

ISLAAM – (WARSOOR) – Muddooyinka dambe waxaa aad u soo batay Soomaalida Kiristaan noqday ee aan aqoonta fiican u lahayn diintaa ay aduunyadda ku raaceen.

Qorman waxaa jawaab waafiya ka siin doonta Sheekh Cumar oo soo qaadan doonaya cadaymo badan oo ku sugan Qur’aanka kariimka ah iyo isla kitaabka ay sheeganayaa qolyahan jaahiliinta ah ee isku dayaa in ay gaalaysiiyaan Soomaalida ku nool daafaha dunida:

Halkan ka daawo jawaabta la siiyey Masiixiyiinta.