Shirkii Nabadeynta Beelaha Ceel-afweyn oo Maanta Furmay

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta si rasmi ah u furay shirkii heshiisiinta Beelaha deegaanka  Ceel-afweyn.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Arimaha Guddaha Somaliland, Waasiirka Shaqa-gelinta, Wasiirka Ciyaaraha, Masuuliyiin kale oo xukuumadda ka tirsan, Culimadda waaweyn ee Somaliland, madax-dhaqameedyo dhexdhexaad ah iyo ergooyin madax-dhaqameedyadda dirirtu dhextaalo.

Labadan beelood ee la dhexdhexaadinaayo ayaa dagaalo dhexmaraayey muddo 3 sanno ah, waxaana dagaaladaasi kaga dhigtay laba dhinacba dad gaadhaya 60 qof.

Halkan ka daawo faafaahinta warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.