Shirkadda Telesom oo War-saxaafadeed ka Soo Saartay Go’aankii Xukuumadda

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Telesom ayaa maanta war-saxaafadeed ka soo saartay go’aankii ay xukuumadda Somaliland ku xadiday isticmaalka adeegga ZAAD. Shirkadda ayaa war-saxaafadeedkeeda ku sheegtay inay soo dhawaynayso qodob kasta oo xal u noqon kara sicir bararka.

Halkan ka akhriso WAR-SAXAAFADEEDKA shirkadda TELESOM:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.