Shirkadaha Telesom, Somtel iyo SATO oo Baarlamaanka & Xukuumaddda Somaliland Ku Bogaadiyey Kootadda Fiber Optic ee ay Laaleen

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed ay si wadda jir ah u soo saareen shirkadaha Telesom, Somtel iyo Ururka Midowga isgaadhsiinta Somaliland ee SATO ayaa golaha wakiiladda Somaliland ku bogaadiyey xeerka Kooxda ee Fiber Optic-ga ee ay laaleen.

Waxay sidoo kale hambalyo iyo bogaadiin u direen Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland oo dedaal ugu jira sareynta sharciga iyo horumarinta dhaqaalaha iyo isgaadhsiinta dalka.

HALKAN KA AKHRISO: